BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Maxay ka dhigan tahay inay Itoobiya 'safiir buuxa' ka dhigto wakiilkoodii Hargeysa?
Magacaabiddan ayaa ku soo beegmaysa xilli dhowaan dawladda Federaalka Soomaaliya ay sheegtay in ay xidhay qunsuliyaddii dalka Itoobiya ku lahaa Hargeysa.
Dowlad la dagaallamaysa dhaqan la mid ah kan laga sameeyo aroosyada Soomaalida
Lacagta caddaanka ah ayaa kolka ay dhulka ku dhacdo, marka la uruuriyo waxaa isticmaala oo iska leh lammaanaha arooska ah, kuwaas oo ku iibsada hadyado ama iskaga bixiya kharashka xafladda.
Maxaa ku dhacaya jirkeenna marka jaceyl nalooga baxo?
In kasta oo ay jireen daraasado badan oo lagu sameeyay sida aynu isu jecelnahay, haddana cilmigu wakhti badan kuma bixin in uu gaaro gunta sheekada.
Suurogal ma tahay in go'aanadii ka soo baxay shirkii wadatashiga qaran hirgalaan iyadoo Puntland ay qaadacday?
Maamulka Puntland ayaa si wayn uga soo horjeedsaday go'aanadii xalay ka soo baxay shirkii wadatashiga qaran ee Muqdisho lagu soo gabagabeeyay.
Sida labadan wiil ee walaalaha ah ay 12 il-biriqsi ugu dhaceen 25 malyan oo doolar
Labo wiil oo walaalo ah oo wax ka baranayay mid ka mid ah jaamacadaha ugu caansan Mareykanka ayaa lagu eedeeyay inay 12 ilbiriqsi gudahood ku xadeen lacag dhan 25 milyan oo dollar.
Ururka Xisbullah oo la soo baxay gantaalo cusub iyo Israa'iil oo walaac ka muujisay
Iyadoo ay cirka isku sii shareereyso xiisadda u dhaxeysa Xisbullah iyo Israa’iil ee ka taagan xuduudka koonfureed ee dalka Lubnaan, ayaa dadka u kuur gala waxa ay rumeysan yihiin in labada dhinac ee iska soo horjeeda ay qarinayaan nooca hubka ay adeegsanayaan, gaar ahaan ururka Xisbullah oo xilliyada qaar soo bandhiga hub cusub oo ay ku bartilmaameedsadaan goobaha Israel.
Waa kuma taliyihii uu awoowaha u ahaa Sayid Maxamed Cabdullae Xasan ee geeriyooday?
Janaraal Muxuyadiin waa wiil uu awoowe u yahay Allaha u naxariistee Sayid Maxamed Cabdulle Xasan oo taariikh dheer ku dhex leh gayiga Soomaalida isla markaana lagu tilmaamo in uu kamid yahay halyeeyadii taariikheed ee Soomaaliya soo maray.
Qodobada ugu muhiimsan ee ka soo baxay shirka golaha Wadatashiga Qaran
Waxaa dhawaan War murtiyeed ayaa laga soo saaray shirka golaha wadatashiga qaran ee Dowladda federalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.
Haashim: Duuliyihii hooyadiis kediska uga dhigay in ay saaran tahay dayaarad uu duulinayay iyo sida loo qorsheeyay
Haashim waxaa u rumowday riyadiisii xilligii yaraanta ee ahayd in uu noqdo duuliye, mar labaadna waxaa u rumowday riyadiisii ahayd in mar uun waalidkiis ay ka mid noqdaan rakaabka diyaaradda uu duulinayo, waa farxad saddexaade waalidkis ayey u noqotay maalin cajiib ah ka dib markii ay raaceen diyaarad uu duulinayay wiilkooda Haashim.
Maxay yihiin cunnooyinka keena Laabjeexa, sideese la isaga ilaalin karaa
Laabjeexa oo sida caadiga ah in qofka ay laabto gubato ayna ku soo gadoonto cunadii uu cunay, waa mid ka mid ah calaamadaha ugu muhiimsan ee lagu garto in aan si sax ah loo dheefshiidin cuntada, waxaana sababa dib u soo noqoshada aashitada caloosha.
Sidee bay cirbaddan loogu talo galay cayilka u dhimaysaa halista wadne xanuunka iyo cudurro kale
Waxay noo sheegtay Caasho in miisaankeeda uu markii hore ahaa 100 kiilo balse markii ay bilowday isticmaalka daawadan in ay ka dhacday 15 kiilo muddo saddax bilood ah. Dhibaatooyinka ay leedahay daawadan waxaa ka mid ah lallabo, calool xanuun ama gaas. Marka la joojiyana miisaanka la riday ayaa dib u soo laabta sida lagu ogaaday tijaabada.
Maqal iyo Muuqaal
Xul
Muxuu salka ku hayaa dagaalka Baladweyne, maxayse yihiin ragga ku dagaalamaya?
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamo kala taabacsan Hirshabeelle iyo ciidamo taabacsan koox la magac baxday Hiiraan State oo ku sugan gudaha Baladweyne.
Dal ay Soomaali badan iska dhiibto oo qaadashada baasaboorkisa ku xiray aqoonsiga Israa'iil
Waayadan dambe, dagaalka Qasa waxa uu caqabado aan hore loo arag ku noqday qaar ka mid ah Muslimiinta kunool dalalka Yurub
Muuqaal, Sida wiilkan Soomaaliyeed u hirgeliyay adeeg mobile oo Af Soomaali iyo afaf kale lagu barto
Cabdinur Cali Mahdi, oo bartay cilmiga tiknolojiyadda ayaa hindisay application, barnaamij ku shaqeeya mobileka oo ardayda ka caawinaya inay afkooda hooyo ku bartaan manhajyada iskuulada lagu barto.
Xanuunnada halista ah ee laga yaabo inuu wax ka taro subagga ay Soomaalidu isticmaasho
Subagga loogu isticmaalka badan yahay dhulka Soomaalida waxaa laga soo saaraa caanaha ariga iyo lo’da inkastoo abaaraha saameeyey deegaannada uu yaraaday helitaankiisa.
Waa qoloma Naadiya, Su’aasha ugu badan ee ay Soomaalida maanta isweydinayaan?
Kadib guushii shalay ee Naadiya Maxamed, oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa arrintaasi mar kale soo shaac baxday.
Ayaan Kaaba iyo jaceylkii ay u tahriibtay: ‘Sababta aan ninkeyga ugu tilmaamay Walaal, Soomaaliduna waa wada sirdoon’
Markii uu soo baxay warka la xidhiidha xaflada arooska Ayaan Kaaba iyo seygeeda Cabdi Daysane toddobaadkii hore ayay dadka internetku adeegsida bilaabeen inay dib u baadhaan xidhiidhka horey uga dhexeeyay lamaanahan cusub.
‘Sida aan kusoo noolaaday ayay i weydiiyaan’: Fanaanadii Waayaha Cusub ee geerideeda la faafiyay oo BBC la hadashay
Muddo ka badan shan iyo toban sano ayaa lagu tirinayay inay geeriyootay Mulki Buraale, oo ah gabadh heesaa ah, oo ka tirsanyd kooxdii Waayaha Cusub ee hormuudka mar u ahayd fanka casriga ah ee Soomaalida
"Faa'iidada" laga helo in lammaanaha ay kala seexdaan labo sariirood
Dhab ahaantii, hurdo la'aantu waxay kordhisaa khatarta ah inaad ku dhacdo xaalado caafimaad oo halis ah, oo ay ku jiraan cayilka, sonkorowga iyo cudurada wadnaha, sida uu qabo Harvard Medical School.
Sida ninkii kalaabyada ka niikin jiray u noqday Sheekh caan ka ah Soomaalida dhexdeeda
Waa mid ka mid ah Culimada Diinta Soomaalida ee doorka weyna ku leh dacwada diinta ee Bariga Afrika,wuxuu lahaa aasaaska mid ka mida Iskuulada Islaamiga ee ugu weyn Kenya gaar ahaan Nairobi.
Israa'iiliyiin ka sheekeeyay yaabkii ay la kulmeen markii ay falastiiniyiintu albaabada ku soo garaaceen
Qaar badan ayaa dhuumanaya, iyagoo sheegaya inay maqlayaan rasaas, halka qaar kalena aysan heli karin dadka maqan.
Fan iyo Dhaqan
Seynis iyo Caafimaad
Diin iyo Taariikh
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Ciyaaraha
Ganacsiga iyo Tiknoolijiyadda
Sawirro
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 20 Maajo 2024, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 17 Maajo 2024, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 17 Maajo 2024, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 16 Maajo 2024, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.