IMF oo amaahinaysa Masar $ 4.8bn

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 25 Novermber, 2012, 23:40 GMT 02:40 SGA

Media Player

Wafdi ka socda hay'adda lacagta adduunka ee IMF ayaa dowladda Masar kala xaajoonaya dayn gaareysa $4.8bn oo dollar.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Madaxa IMF Christine Lagarde

Madaxa IMF Christine Lagarde iyo Madaxweyne Maxamed Morsi

Wafdi ka socda hay'adda lacagta adduun ee IMF ayaa dowladda Masar kala xaajoonaya dayn gaareysa $4.8bn oo dollar.

Waxaa wadaxaajoodkaasi diiradda lagu saari doonaa oo kale lacagta ay dowladdu ku kabto shidaalka, oo dowladda ay kaga baxdo lacag ka badan 170bn LE ee lacagta Masar. IMF ayaa ka doonaysa Masar inay joojiso lacagta ay ku kabayso shidaalka, laakiin hadii shidaalka uu qaaliyoobo waxaa wadanka ka dhalan kara rabshado siyaasad. BBC Katy Watson ayaa ka waramaysa.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.