BBCSomali.com/mobile

BBC Mobile xaggee laga helaa?

Cinwaanka BBC Mobile waa

Dhag sii http://www.bbcsomali.com/mobile

Cinwaankaas ku keydso ‘bookmarks/Favorites’ si aanad ugu baahan in aad dib u garaacdo, mar kasta oo aad barta soo booqato.

Sidee u suntadaa BBC Mobile?

Suntashadu waxay kuu kaydisaa baraha aad jeceshahay si ay kuugu sahlanaato inaad mar kale booqatid. Marka aad isticmaalaysid BBC Mobile dooro ‘Bookmark’, ‘Add bookmark’ ama ‘Favourites’ oo laga helo menu-ga telefoonkaaga.

Si aad toos ugu tagtid BBC Mobile, menu ka dooro ’Bookmarks’ ama ’Favourites’. Si aad faahfaahin kale oo ku saabsan suntashada aad u hesho, eeg buugga la socda Mobile-kaaga.

Isticmaalka BBC Mobile muxuu iigu kacayaa?

BBC kuguma soo dallacayso isticmaalka wararkeeda. Si kastaba ha ahaatee, sharikadda telefoonkaaga ayaa laga yaabaa in ay kugu soo dallacdo adeegga aad ka isticmaashid. Haddii aadan hubin sicirka adeegga, la xiriir sharikadda telefoonkaaga.

Xaddidaadda qiimaha:

Waxaa jira labo siyaabood oo loo xaddido qiimaha uu kuugu kacayo in aad mobile-ka ku siticmaasho internet-ka.

- Qaado macluumaad jumlo ah. Haddii aad saxiixdo heshiis bishii ama maalintii aad qiime go'an bixinaysid waxaad xadddidi doonta kharash-ka bil walba kaaga baxa adeegsiga internet-ka mobile-ka, weliba haddii aad tahay qof si aad ah u isticmaala. kala xiriir shabakaddaada telefoonka wixii tafaasiil dheeraad ah.

- Adeegso Wi-Fi. Tiro sii kordhaysa oo ka mid ah telefoonnada mobile-ka waxay hadda ku yimaaddan iyagoo wata Wi-Fi ku dhex samaysan. waad dhimi kartaa qiimaha adeeggu kuugu kacayo adigoo gelaya BBC Somali Mobile sidatan, waxaad ka gelaysaa broadband-ka gurigaada ee aan fiilada lahayn ama meel kale oo calaamadda aan fiilada lahayn ay ka jirto. Haddii aadan hubin in telefoonkaadu uu leeyahay Wi-Fi, la xiriir warshaddii telefoonka samaysay ama sharikadda telefoonkaada.

Sidee baan BBC ula xiriiraa?

Waan soo dhoweynaynaa wixii jawaab ka yimaad adeegyada mobile-ka.

Fadlan ogsoonow kama jawaabi karno dhammaan farriimaha na soo gaara.
Ra'yi, wax weydiin ama talo soo jeedin waxaad email ugu soo diri kartaa: Dhag sii somali@bbc.co.uk

Fadlan ogow in cinwaadkan email-ka uu yahay mid loogu talo galay wixii jawaab ka timaad adeegga mobile-ka BBC.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.