Waxay ila tahay

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 3 Novermber, 2012, 21:11 GMT 00:11 SGA

Media Player

Barnaamijka waxay ila tahay ee maanta waxaan kaga hadlaynaa dilalka lagu bartilmaameedsado dadka warbaahinta ka shaqeeya ee dhulka Soomaalida ka hawl gala.

Maqalmp3

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Qalab kale ku ciyaar

Barnaamijka waxay ila tahay ee maanta waxaan kaga hadlaynaa dilalka lagu bartilmaameedsado dadka warbaahinta ka shaqeeya ee dhulka Soomaalida ka hawl gala.

Waxaan eegeynaa sababaha dadkaas loo dilo iyo waxa laga qaban karo sidii loo yareyn lahaa falalka lagu ugaarsanayo dadka warbaahinta ka shaqeeya.

Sanadkan oo kaliya, ayaa Sideed iyo toban qof oo ka shaqeeya warbaahinta ayaa lagu dilay sanadkan oo kaliya intooda ugu badan magaalada Muqdisho.

Waxaa ugu dambeeyay abwaan Warsame Shire Cawaale oo ka shaqeynayay idaacadda Kulmiye ee ka howlgasha Muqdisho.

Waxaa maalmo ka hor isaguna lagu dilay markii ugu horeeysay magaalada Laas Caanood.

Dilalka weriyayaasha iyo shaqaalaha warbaahinta waxaa si xowli ah ay u soo bilowdeen sanadkii 2007 markaas oo boqolaal ka shaqaalaha warbaahinta ah ay isaga baxeen magaalada.

Waxaa intaas dheer xarig iyo handadaal kale oo dadka saxaafadda ka shaqeeya lagula kaco.

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.