BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
 
 
 
Wararkii ugu dambeeyay 
 
 
06 Janwari, 2009, 16:43 GMT; 19:43 SGA
 
Barre Hiiraale
Barre Hiiraale, oo dagaalka ka socda gobollada Gedo iyo Bay sheegay inuu hoggaaminayo ayaa u digay hey'adaha samafalka ee ka shaqeeynaya Gedo iyo Jubbooyinka.
 
Ciidamada Ethiopia oo ay la socdaan kooxo maliishiyooyin Somali ah, ayaa waxay weli qabsanayaan degmooyin hor leh oo ka tirsan gobolada koonfureed ee Gedo iyo Bay.
 
Hal askari oo ka tirsan ciidamada nabad ilaalinta AMISOM ayaa ku dhinatay mid kalana waa ku dhaawacmay weerar lagu qaaday ciidamada magaalada Muqdisho.
 

 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Ciyaaraha | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin